(Akhriso) Hirshabelle oo eedeyn culus u jeedisay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somalia

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta xukuumada Somalia inay caqabad ku noqdeen sii deynta lacago loogu tala galay wax ka qabashada fatahaadaha ka taagan degaano hoos taga Maamulkaas. “Waxaa wax laga xumaado ah laga xumaado ah in Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiirkeeda ay caqabad ku noqdeen fududeynta iyo sii deynta qarashaad wax … Continue reading (Akhriso) Hirshabelle oo eedeyn culus u jeedisay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somalia